Shiikh Axmed Shuuriye oo Daljir u Fasiray “Yaa Xeraale isku Haya?” (dhegayso)

Shiikh Axmed Shuuriye oo Daljir u Fasiray “Yaa Xeraale isku Haya?” (dhegayso)

Maleeshiyaad hubaysan ayaa muddo ka badan todobaad ku dagaalamaya magaalada Xeraale ee Gobolka Galgaduud. Dadkii ugu badnaa ayaa barakacay waxaa se wali socda dadaal la doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda oo ay wadaan waxgaradka iyo Culumaa’udiinka Xeraale.

Sh. Axmed Maxamed Salaad Sh. Shuuriye oo kamid ah culimada Xeraale isla markaana mar ka soo mid noqday madaxda Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Dhexe ayaa Radio Daljir uga waramay xaaladda magaalada iyo dagaalka waxa uu salka ku hayo.

Cumar Lakiman ayaa warbixinta oo faahfaahsan inoo haya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com