HomeUncategorized

Sheeko Gaaban: qaybtii 6 ‘aad ee Sheekada Ismadhaanto (Dhegayso)

Radio Daljir, 22 June -Dhegaystayaasha Radio Daljir waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa qaybtii 6'aad ee sheekada taxanaha ah ee Ismadhaanto taasoo kamid ah barnaamijyadi taxanaha ahaa ee Sheeko Gaaban oo Radio Daljir aad uga barateen.

DHEGEYSO-Olole gurmad ururin ah oo ka bilowday magaalada Boosaaso.
DHEGEYSO-Culimada Muqdisho oo baaq u dirtay laamaha ammaanka Soomaaliya.
450 qof oo dalka Pakistan ugu Geeriyootay kulayl daran oo ku dhuftay dalkaas

Radio Daljir, 22 June -Dhegaystayaasha Radio Daljir waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa qaybtii 6’aad ?ee sheekada taxanaha ah ee Ismadhaanto ?taasoo ?kamid ah barnaamijyadi taxanaha ahaa ee Sheeko Gaaban oo Radio Daljir aad uga barateen.

Ismadhaanto ayaa xambaarsan, Mededaalo, maamulo, maad, qosol iyo Wacyigelin waxaana maanta idiin soo gudbinayaa qaybta koowaad ee sheekada oo ka hadlaysa qaybaha nolosha taasoo Radio Daljir aad ka dhegaysataan maalin walba marka laga reebo Jimcaha & Khamiista

?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: