.jpg)
Radio Daljir, June 16, Dhegaystayaasha Radio Daljir waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa qaybtii labaad ee sheekada taxanaha ah ee Ismadhaanto ?taasoo ?kamid ah barnaamijyadi taxanaha ahaa ee Sheeko Gaaban oo Radio Daljir aad uga barateen.
Ismadhaanto ayaa xambaarsan, Mededaalo, maamulo, maad, qosol iyo Wacyigelin waxaana maanta idiin soo gudbinayaa qaybta koowaad ee sheekada oo ka hadlaysa qaybaha nolosha.
FAALLOOYIN & FALCELIN