Site icon Radio Daljir

Shariif Xasan oo Shir uga qaybgalaya magaalada Nairobi

Madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka qaybgalaya shir kadhacaya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, kadib markii uu gelinkii dambe ee shalay uu gaaray.

Maamulka ayaa ku sheegay shirkan inuu yahay mid looga hadlayo horumarka Koonfur Galbeed Soomaaliya, islamar ahaantaana uu yahay mid diiradda lagu saarayo arimaha bulsada ee deegaanada maamulka Koonfur Galbeed.

 

Exit mobile version