HomeUncategorized

Shariif Sh. Axmed oo difaacay qab-qablayaasha, soona-jeediyay in lagu diro liiska xildhibaannada harsan.

Moqdisho, Aug 22 - Madaxwayne Shariif Sh. Axmed ayaa difaacay xubno ka tirsan qab-qab-layaashii hore ee Soomaaliya, kuna andacooday marba haddii aysan maxkamadi xukumin inaan dambiilayaal la'oran-karin.

Abwaan Jaamac Kediye Cilmi oo gabay wadani ah ka tiriyey munaasabada xuska 26-ka June & 1-da July.
Ra’iisul wasaaraha dalka oo ku wajahan magaalada Baydhabo.
Waa kuma ra’iisul wasaare ku-xigeenka magacaaban ee Soomaaliya.

Moqdisho, Aug 22 – Madaxwayne Shariif Sh. Axmed ayaa difaacay xubno ka tirsan qab-qab-layaashii hore ee Soomaaliya, kuna andacooday marba haddii aysan maxkamadi xukumin inaan dambiilayaal la’oran-karin.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: