HomeUncategorized

Shariif Sh. Axmed: Baarlamaankeena iyo Odoyaasheenu ma ogola 4.5

Baydhabo, 15, Febru, 2016 - Waxaa maantay gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay Wakiilka Xog'hayaha QM u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Mecheal Keating, waxaana uu Baydhabo shir kula qaatay Madaxwaynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Shiikh Aadan.

Wacaal Daray ah Qoryihii dawladda federaalku u soo dhiibtay Puntland oo noqday kuwo aan shaqaynayn.
Dag Dag: Tifaftiraha Guud ee Daljir Geeddi oo ciidamo hubaysan Garowe ku jirdileen
(Dhagayso) M/kuxiggeenka Galmudug Xaashi oo sheegay in Galmudug ay xaduuda muumulkeeda ka dhigtay Koonfurta Gaalkacyo.
Baydhabo, 15, Febru, 2016 – Waxaa maantay gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay Wakiilka Xog’hayaha QM u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Mecheal Keating, waxaana uu Baydhabo shir kula qaatay Madaxwaynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Shiikh Aadan.
 
Shariif Xassan ayaa shirkaasi markuusoo dhammaaday kaddib waxaa uu la hadlay warbaahinta waxaana uu markii ugu horraysay afkiisa ka caddeeyay inuu taageersanyahay qaadashada nidaamka 4.5, balse arrintaasi ay wali far uga taagan-tahay Baarlamaanka iyo Odoyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed.
 
Waa markii ugu horraysay oo hadal cayn-kaas oo kale ah oo kusee yeero Shariif Xassan Shiikh Aadan.
Hoos ka dhagayso codkii

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: