Site icon Radio Daljir

Shaqo Abuur Loo Samaynayo Dhalinyarada Soomaaliyeed (dhegayso)

Wasiirka Ku xigeenka Wasaaradda   Shaqada iyoArimaha Bulshada Cabdicasiis Saalax Armaan  ayaa  Sheegay in wasaaradda  Shaqa u abuurayso Dhaliyarada  Si  ay uga Baaqsadaan  inay Tahriibaan ama  ay Qayb ka Noqdaan oo ay Ku biraan Ururada Argagixisada  waxaa uu intaa ku daray  in   ay Ku Dadaali Doonaan in  ilaa 35940 oo Dhalinyara ah ay U abuuridoonaan  Xirfado ay ku Shaqaystaa.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/593eda4f03010011c6c79ff9/COD+WASIIR+KU+XIGEENKA+SHAQADA+IYI+SHAQALAHA+12.06.2017%281%29.mp3?_=1
Exit mobile version