Shacabka Somaliland oo Berito isku diyaarinaya inay Doortaan Musharax Madaxweyne (dhegayso)

Shacabka Somaliland oo Berito isku diyaarinaya inay Doortaan Musharax Madaxweyne (dhegayso)

Shacabka ku dhaqan degaanada maamulka aan Aqoonsiga haysan ee soomaliland ayaa beri suabax 7 Aroornimo u dareeraya Goobaha codbixinta iyagooona kala dooran doona ilaa saddex musharax ooo u kala tartamaya saddexda xisbi ee maamulkaas ka jira .

Hadaba degaanada uu mamaulku ka arimiyo ayaa si weyn looga dareemayaa diyaargarowga dooorashada bari dhici doonta hadii alle idimo sida uuu soo shegayo weriyaha dal ee kus gan magaalada Hargaysa .

Hadaba Cabdi Xakiin xusein xasan oo garoowe jooga ayaa khadka taleevanka goor siii horaysay ku warayatay Axmed nadiiif oo hada ku sugan magaalada hargaysa wuxuuna ugu horay weydiiyay halka ay marayso diyaargarwga doorashad mamaulkaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com