Shacabka Qardho oo soo Dhaweyeey Shirka Kismaayo ka Furmaya Berito (dhegayso)

Shacabka Qardho oo soo Dhaweyeey Shirka Kismaayo ka Furmaya Berito (dhegayso)

Waxaa maalinta berito ah la filayaa in uu ka furmo magaaladda kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland shirka maamul gobaleedyada ,kaas oo looga hadli doono arimaha maamul gobaleedyada iyo xirirka u dhexeya iyaga iyo dowladda federaalka Somaaliya.

Qaar kamid ah shacabka qardho oo maanta la hadlay Radio daljir ayaa sheegay in ay si wanaagsan u arkaan shirkaas isla markaana natiijo wanaagsan ay ka filayaan qodobada kasoo baxa.

Maxamuud Fantastic ayeey u warameen

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com