Shacabka Qardho iyo Arragtidooda Xayiradda dhinaca Xoolaha ee laga qaaday Somaaliya dhegayso)

Shacabka Qardho iyo Arragtidooda Xayiradda dhinaca Xoolaha ee laga qaaday Somaaliya dhegayso)

Xili shalay Dowladda Somaaliya ay sheegtay in Sucuudiga uu xayiradai ka qaaday dhinaca xoolaha Somaaliya ayaa Arrintaas waxaa soo dhaweyeey Shacabka ku dhaqan Magaalada Qardho.

Qaar kamid ah Shacabka Qardho oo Maanta Daljir la hadlay ayaa ka hadlay Arragtidooda kaga adan arrintaas ,wariye Maxamuud Fantastic ayaa Makarafoonka daljir la dhex qaaday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com