Shacabka Puntland oo ka Carooday qoraal BBC qortay (dhegayso)
Muddooyinkii ugu dambeeyay Baraha bulshada waxaa si aad ah uqabsaday Qormo BBC ay kasamaysay Mid kamid ah safaradii ugu waynaa ee Famaajo uu ku maray Deegaano katirsan Puntland. Qormadaas ayaa ciwaan looga dhigay “Madaxwayne Famaajo Miyuu ubareeray Halista Galgala?”, waxaana dad badan ay ku tilmaameen hadal gaf ah oo ka dhacay BBC-da qaybta Afka Somaliga. … Continue reading Shacabka Puntland oo ka Carooday qoraal BBC qortay (dhegayso)
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed