Site icon Radio Daljir

Shacabka Muqdisho oo ka hadlay Amaanka Muqdisho iyo Qaraxyada (dhegayso)

Shacabka Caasimadda Muqdisho oo warbaahinta la hadlay ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qaraxyada iyo weraarada kusoo badanaya Muqdisho ,iyago sido kale eedayn u jeediyeey laamaha amaanka Muqdisho.

waxay shegeen in laamaha amaanka looga bahanyahay inay dhab kanoqoto shaqada ay hayaan isla markaanaa amaanka ay sugaan .

dhegayso codka

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59f85109050100ca7daac788/sidee++loo+sugaa+amaanka+muqdisho.mp3?_=1
Exit mobile version