Shacabka magaalada Qandala ee gobolka Bari oo bogaadiyay socdaalka M/wayne Farmaajo ee Puntland (dhegayso)

Shacabka magaalada Qandala ee gobolka Bari oo bogaadiyay socdaalka M/wayne Farmaajo ee Puntland (dhegayso)

Shacabka ku dhaqan degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa soo dhaweeyay safarka Madaxweynaha uu ku marayo deeganada Puntland  ee uu ugu kuurgalayo xaalada ay ku sugan yihiin dadka dagan deegaanadaasi
Shacabka ku nool degmada Qandala ayaa Madaxweynaha waxa ay ugu baaqeen in ay uu soo gaaro degmada , waxayna daljir ugawarbixiyen Baahiyaha ka jira degmada oo ay tabayaan dadka ku nool halkaasi.
Waxa ay dadka degmada sheegeen in aysan degmada Qandala lahayn  Goobo caafimaad Waxbarasho iyo Biyo toona.
Hadaba wariye Xasan Heykal ayaay Qadka Telfoonka ugu Warameen .

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com