Site icon Radio Daljir

Shacabka magaalada Bosaso oo soo dhoweeyey xayiraaddii Sacuudiga uu ka qaaday Soomaaliya (dhegayso)

Shacabka magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa soo dhoweeyey xayiraadda xoolaha ee Sacuudiga uu ka qaaday Soomaaliya oo lagu soo rogay muddo ka badan shan sanadood.

Hoos kadhegayso, wariyaheena Haykaal ayaa afkaarta bulshada soo uruuriyay.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b3b6476000100d130f115e7/cosdaka+shacabka+Bosaaso+xoolaha++.mp3?_=1
Back to Home page