Shacabka Gaalkacyo oo soo dhaweyeey Guddoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Somaaliya (dhegayso/Sawiro)

HomeWararka

Shacabka Gaalkacyo oo soo dhaweyeey Guddoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Somaaliya (dhegayso/Sawiro)

Radio Daljir Gaalkcyo ayaa maanta Makarafoonka la dhex qaaday shacabka Magaaladda Gaalkcyo ,iyago Ra’iyagooda ka dhibtay guddoomiyaha Cusub ee shalay ay doorteen Mudanayasha Barlamaanka Somaaliya Maxamed sheekh Mursal Cabdiraxmaan. Wariyaheena Gaalkcyo Hoddan Sulub diini ayaa makarafoonka Radio daljir la dhex qaaday shacabka Galakcyo ,sido kale shacabku waxay ka hadleen dhibaatada katagan Baladweyne. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ae82ad4000100fc71d3ac43/Codka+Ra%27iyga+Shacabka+Gaalkcyo+ee+Guddoomiyaha+Cusub+ee+Barlamaanka+Somaaliya+.mp3

Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qayb galay Xuska Maalinta Caalimiga ah ee Afka Hooyo (Sawiro)
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Radio Daljir Gaalkcyo ayaa maanta Makarafoonka la dhex qaaday shacabka Magaaladda Gaalkcyo ,iyago Ra’iyagooda ka dhibtay guddoomiyaha Cusub ee shalay ay doorteen Mudanayasha Barlamaanka Somaaliya Maxamed sheekh Mursal Cabdiraxmaan.

Wariyaheena Gaalkcyo Hoddan Sulub diini ayaa makarafoonka Radio daljir la dhex qaaday shacabka Galakcyo ,sido kale shacabku waxay ka hadleen dhibaatada katagan Baladweyne.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: