Shacabka Gaalkacyo oo qaati ka taagan dhalinyarada Mobailada furata (dhegayso)

Shacabka  Gaalkacyo oo qaati ka taagan dhalinyarada  Mobailada furata (dhegayso)

Caaqil Cabdisamad Abshir Maxamed oo kamid ah wax garadka magaalada Gaalkacyo oo maanta la soo xiriiray radio Daljir ayaa sheegay in shacabka magaalada Gaalkacyo ay dhibaato ku qabaan dhalinyarada Mobailada fuarata oo dadka ku dilaysa.

mamaulka gobolka iyo kan degmada ayuu Caaqilku ugu baaqay in arintaas ay wax ka qabtaan.
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com