Shacabka Gaalkacyo oo ka hadlay Sannadguurada Puntland (dhegayso)

Shacabka Gaalkacyo oo ka hadlay Sannadguurada Puntland (dhegayso)

Iyado manta ay ku beegantaya 20 sano guuradii Kaso wareegtay Aas Aaska dowladda Puntland ayaa degaanada kala duwan ee Puntland waxaa lagu qabtay munaasabado lagu waaweynaynay 1 Ogoosto.

Gaalkcyo shacabka ayaa isugu soo baxay fagaarayaasha waaweyn ee Magaaladda,iyago dadku ku faraxsana inay u dabaal dagga sanad guuradii Puntland oo 20 sano kadib shacabku yihiin kuwa haysta amni iyo Hormar balaaran.

Warbixintan Wariye Hodan Sulub Diini ayaa Gaalkacyo kaso dirtay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com