Shacabka Gaalkacyo oo ka cabanaya shirkadda Biyaha Galwa (dhegayso)

Shacabka Gaalkacyo oo ka cabanaya shirkadda Biyaha Galwa (dhegayso)

Qaar kamid ah shacabka Magaalada Gaalkacyo oo la hadlay Radio daljir ayaa ka cabanaya shirkadda Biyaha Galwa oo ay shegeen in xiliyadda Salaada iyo xiliyadda kaleba biyuhuu ay ka maqanyihiin Magaaladda.

Sido kale Shacabka ayaa sheegay in biyuhu ay isku badaleen biyo aad u kharaar oo an la cabi karrin.

Warbixintan Hodan sulub diini ayaa Gaalkcyo kaso dirtay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com