Shacabka Deegaanka Gobsho oo Ceel-biyood Helay (dhegayso)

Shacabka Deegaanka Gobsho oo Ceel-biyood Helay (dhegayso)

Deegaanka Gobsho  oo katirsan gobolka Mudug ayaa markii ugu horaysay laga hirgaliyay Ceel biyood qabyo ah oo ay ka cabaan dadka iyo duunyada .

Ceelkan ayaa hirgalintiisa waxaa iska kaashada maamulka degmada gobsho iyo jimcid qayri ah oo laga leeyahay dalka kuwayd, waxaana ku baxay dhaqaale gaaraya kudhawaad 100 kun oo doolar , mana jirto dhaqaale kale oo uu maamulku ka helay dowlada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan .

Farxaan sheeq Aadan, oo ah gudoomiyaha deegaanka Gobsho ee gobolka mudug , Wariye Xasan Heykal ayaa qadka tel foonka kuwaraystay oo waydiiyay ugu horeen sida ay u suurta gashay in ceelkan halkaasi laga qodo iyo cida ka caawisay .

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com