Sawirro-Safiirka Soomaaliya iyo xubno kasocda UNHCR oo booqday xerada qaxootiga ee Kaakuma.

(July 05 2016)-Danjiraha Soomaaliya ee dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa booqasho afar kamid ah kaamamka xerada qaxootiga ee Kaakuma ee dalka Kenya oo ay kujiraan qaxooti Soomaaliya. 

Booqashaa ayaa waxaa danjiraha ku weheliyey mas’uuliyiin katirsan Hay’ada qaxootiga u qaabilsan qaramada Midoobey ee UNHCR iyo gargaarayaal Turkish ah. 

Masuuliyiinta UNHCR ayaa sheegay in 28 qof oo Soomaali ah ay si iskood ah ugu laabteen waddankooda ayaga oo ka faa’iideysanaya heshiiska 3 gesoodka ah ee u dhaxeeya Soomaaliya, UNHCR iyo dowladda Kenya. Sidoo kale 198 qof ayaa is qoray si ay dib ugu laabtaan Soomaaliya.

SAWIRRO-(Radio Muqdisho)

IMG_1126 IMG_1144 IMG_1210 IMG_1233 IMG_1260 IMG_1394 IMG_1412 IMG_1426 IMG_1459 IMG_1556 IMG_1616 IMG_1626 IMG_1697 IMG_1770

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com