Saddex ruux ayaa ku dhimatay afar kalena dhaawac ayaa ka soo gaarey shil gaari oo ka dhacay deegaanka Sheerbi oo kuyaal duleedka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ee Puntland.
Shilka oo uu galay gaari nooca raaxada ah ayaadadka ku dhaawacmay oo mid kamid ah carruur yahay waxaa lagu dabiibayaa xarumaha caafimaadka ee magaalada Qardho.
Koox ka socota Idaacadda Daljir oo gaarey goobta uu shilku kadhacay ayaa waxa ay soo direen sawirrada hoose.
U dhaaf Halcelis