Site icon Radio Daljir

Sawirro-Saaka Jawi Sidee ah Boosaaso Ku Waaberiisatey.

Boosaaso, Apr 02 2017-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa saaka ku waaberisiisatey jawi ka duwan kii hore, waxaana magaalada lagu dhex arkayaa daruuro iyo ceeryaamo sababtay in xaafadaha magaalada kala qarsoomaan.

SAWIRRO

Exit mobile version