SAWIRRO-Roobab ka curtay qaybo kamid ah gobolada Bari iyo Karkaar ee Puntland.

Boosaaso, Dec 19 2019-Wararkii ugu dambeeyey ee aan kahelayno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi uu ka da’ay roob lagu diirsaday, oo soo bilowday gelinkii dambe ee xalay.

Dhanka kalena agaalada Qardho ayaa iyana waxaa laga dareemayaa jawi roobaad, waxaana ka dayey saaka aroortii roob shuux ah iyadoona magaalada ay qariyeen daruuro biyeysan.

Roobabkaan ayaa kusoo beegmaya xilli deegaamo badan oo katirsan puntland ay ka jirto abaar saamaysay dadka iyo duunyadaba.

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com