SAWIRRO-Qaar kamid ah suuqyada Garoowe oo maanta xiran iyo shacabka oo cabanaya.

Garoowe, Jan 29 2017-Suuqyada waaweyn ee magaalada Garoowe ayaa saaka xirmay kadib markii ay isugu soo bexeen ganacsato iyo dadweyne haween u badnaa oo ka caraysnaa korukaca sicirka iyo qiimaha dollarka.

Suuqa hilibka iyo qudaarta ee Inji, bacadlaha Fadhi-xun iyo xarumaha ganacsiga ku teedsan laamiyada magaalada ayaa guud ahaan xirnaa ilaa salaadda duhur ee maanta.

Qaar kamid ah haweenkii soo abaabuley dhaqdhaqaaqaan cabashada ah ayaa sheegay inuusan waxba iska bedel sarifkii dollarka ee dhowaan dowladdu jaangooyada u samaysay, loona baahan yahay in wax laga qabto.

SAWIRRO

IMG_2245 IMG_2246 IMG_2247 IMG_2248 IMG_2249 IMG_2250 IMG_2251 IMG_2252 IMG_2253 IMG_2256 IMG_2257 IMG_2258 IMG_2259 IMG_2260 IMG_2261 IMG_2262 IMG_2263 IMG_2264 IMG_2265 IMG_2266 IMG_2267 IMG_2269 IMG_2270 IMG_2271 IMG_2272 IMG_2273 IMG_2274 IMG_2275 IMG_2276 IMG_2277

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com