Sawirro-Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday Aqalka Barlamaanka Turkiga

Sawirro-Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday Aqalka Barlamaanka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta booqday Aqalka Baarlamaanka waddanka Turkiga., wuxuuna la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka ee wadankaas.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga Ismail Kahraman ayaa ka wada hadlay Arrimo dhowr ah oo quseeya xiriirka labada dal.

SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • aamina faarax cabdi 7 years ago

    runtii was wadan Ku dayasho mudan oo Muslim ah waana wadanka Kali ah we San ka raja qabo wadamada islaamk

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com