Site icon Radio Daljir

Sawirro-Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday Aqalka Barlamaanka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta booqday Aqalka Baarlamaanka waddanka Turkiga., wuxuuna la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka ee wadankaas.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga Ismail Kahraman ayaa ka wada hadlay Arrimo dhowr ah oo quseeya xiriirka labada dal.

SAWIRRO

Exit mobile version