Madaxweynaha dalka Jabuuti oo maanta xariga ka jaray Safaarada Jabuuti ee Soomaaliya (Sawiro)

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo safar ku jooga magaalada Muqdisho ayaa maanta waxa uu si toos ah u daah furay Safaarada Jabuuti ee Soomaaliya.
Daahfurka Safaarada ayaa waxaa goob joog ka ahaa madaxweyne Farmaajo, xubno katirsan labada gole ee dowladda iyo madax ka socday beesha caalamka.
Sawiro.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com