Sawirro-Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

3 July_2016-Ciidanka nabadsugidda ee xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka ku qabtay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo ladoonayey in lagu qarxo mid kamid ah goobaha caanka ah ee magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in gaarigan lagu xareeyey caawa garaash lagu magacaabo howlaga guud oo ku yaalla xaafada Sei-biyaano ee degmada Hodan si halkaas subixii looga wato.

SAWIRRO

gaarila_qabtay gaarila_qabtay1 gaarila_qabtay2 gaarila_qabtay3 gaarila_qabtay4

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com