Site icon Radio Daljir

Sawirro-Doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee Somaliland oo Muqdisho ka socota.

Muqdisho, Dec 22 2016--Magaalada Muqdisho waxaa maanta dhacday Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya Degaanada Gobolada Waqooyi.

Xubnaha maanta lagu doortay Xarunta Gaadiidka Booliska ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ahaayeen ilaa 4 Mudane, maadaama ay horey u sheegeen Guddiga Doorashooyinka in maanta la dooran doono 4 xildhibaan.

Daljir.com

Exit mobile version