SAWIRRO-Dhalinyarada Garoowe iyo Qardho oo olole muhiim ah soo gabagabeeyey.

Dhalinyarada magaalooyinka Garoowe iyo Qardho ayaa maanta qaaday ololihii ugu ballaarnaa ee lagu asturayo bakhtiga xoolaha laga daadiyey gaadiidka xoolaha u hayaaminaya briga Puntland.

Dhalinayarada Garoowe oo gacan kahelaysa shirkadda Daryeel Deegaan ayaa wajiga saddexaad ee ololaha maanta ahaana kii ugu dambeeyey ee wareega 1aad ka bilaabay kantaroolka Bari, waxaana ay gaarsiiyeen deegaanka Xaaji-khayr oo hoosyimaada Dangoarayo kana xiga dhanka magaalada Qardho.

Dhanka kalena dhalinyarada magaalada Qardho oo ololaha ka soo bilaabay deegaanka Sheerbi ayaa soo gaarsiiyey deegaanka Xaaji-khayr halkaas oo ay labada dhinac ku ku kulmeen, kuna gubeen xoolo badan.

Isbarasho iyo isumar xabayn kadib waxaa dhalinyaradu ay warbaahinta kula hadleen goob fagaare ah iyagoona balanqaaday inay sii wadi doonaan horumarka dalka iyo shaqooyinka mutadawacnimada ah.

SAWIRRO

IMG_2062 IMG_2063 IMG_2066 IMG_2067 IMG_2069 IMG_2070 IMG_2071 IMG_2072 IMG_2075 IMG_2077 IMG_2081 IMG_2082 IMG_2084 IMG_2085 IMG_2086 IMG_2087 IMG_2088 IMG_2095 IMG_2096 IMG_2098 IMG_2101 IMG_2102 IMG_2103 IMG_2106 IMG_2108 IMG_2109 IMG_2110 IMG_2120 IMG_2126 IMG_2129 IMG_2130 IMG_2131 IMG_2133 IMG_2135 IMG_2136 IMG_2142 IMG_2143 IMG_2144 IMG_2145 IMG_2146 IMG_2147 IMG_2150 IMG_2151 IMG_2160 IMG_2161 IMG_2162 IMG_2163 IMG_2167 IMG_2174 IMG_2178 IMG_2180 IMG_2181 IMG_2184 IMG_2185 IMG_2187 IMG_2189 IMG_2190 IMG_2192 IMG_2195 IMG_2196 IMG_2197 IMG_2198 IMG_2199 IMG_2200 IMG_2201 IMG_2202 IMG_2203 IMG_2205 IMG_2206 IMG_2208 IMG_2211 IMG_2212 IMG_2214 IMG_2215 IMG_2217 IMG_2218 IMG_2219 IMG_2221 IMG_2231 IMG_2232 IMG_2234 IMG_2236 IMG_2242 IMG_2243 IMG_2244

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com