Garoowe oo Roobsatay!

Garoowe oo Roobsatay!

Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa xalay waxaa ka da’ay roob ay aad ugu diirsadeen dadka kunool magaalada iyo noolaha kale, waxaana sidoo kale roobab xoogani ka de’een gobolada Sanaag, Sool, Mudug, Cayn iyo Nugaal.

SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com