(Sawiro) Shirkii Baydhabo ee maamul goboleedyada oo furmay

Waxaa sirasmi ah uga furmay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, shirkii madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada Soomaaliya, kaasi oo looga hadlayo arimaha ammaanka, siyaasadda, doorashooyinka dalka iyo xiriirka dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe.

Ammaanka magaalada Baydhabo ayaa si’aad ah oo adkeeyey, waxaana martigeliyay shirkan madaxwaynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, isagoona daba socda shirkii hore uga dhacay magaalada Kismaayo.

Waxaa uu kusoo beegmayaa shirka xilli la isku khilaafsanyahay mowqifka dowladda ee khilaafka dalalka Khaliijka.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com