Sarkaal Shabaab Qaraxyada u qaabilsanaa oo Muqdisho lagu qabtay

Sarkaal Shabaab Qaraxyada u qaabilsanaa oo Muqdisho lagu qabtay

War qoraal ah oo  ka soo baxay  Hay,ada sir doonka Qaranka  ee Soomaaliya  ayaa lagu  sheegtay in ay ciidamadu gacanta ku soo dhigeen Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab, kuna taqasu say samaynta Qaraxyada .

Saraakiisha Hay,ada NISA ayaa sheegay in Howlgalkan uu ka dhacay  X-koontarool Mogadisho.

lama shaacin ilaa iyo hada magaca sarkaalkan ka tirsanaa Al-shabaab ee ku taqa susay samaynta Qaraxyada.

Howlgalkan ayaa ku soo beegmaya xili maalmihii udambeeyay magaalada Muqdisho ay ka dhacayeen dilal qorshaysnaa oo loo gaystay dad shacab ah iyo  Askar ka tirsan ciidamada dowladda .

Diiwaanka warka radio Daljir.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com