Saraakisha Ciidamadda Dowladda ee Gobalka Mudug oo ka hadlay Qarixi Gaalkcyo (dhegayso)

Saraakisha Ciidamadda Dowladda ee Gobalka Mudug oo ka hadlay Qarixi Gaalkcyo (dhegayso)

Shan ruux ayaa dhimatay lixkalana waa ay dhaawacmeen kadib markii maantay weerar s miidaamin ah lagu qaaday goob ay kusugnaayeen taliyihii ciidanka milatariga qaybtooda gobalka muudg iyo saraakiil kalae oo katirsan ciidanka xooga dalka kuwaa oo kuwada suganaa goob lagu shaaho oo kutaal dhanka waqooyi ee magaalada galkacyo

C/xakiin C/laahi Xoreeye iyo C/qani Axmed Gayre oo labaduba kamid ahaa saraakiisha ciidanka isku dhaf qaybtooda gobalka muudg.

Axmed Maxamed Maxamuud oo kamid saraakiisha ciidanka milataraiga soomaaliya oo warbaahinta lahadalay ayaa kawarbixiyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay galkacyo

Waa weerarkii ugu horeeyay ee lagu qaado ciidanka isku dhaf gobalka muudg kuwaa oo loo aas aasat xasilinta gobalka mudug

Warbixintan Gaalkcyo waxaa kaso diray Wariye Maxamed Lakiman

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com