Saraakisha Booliska Kenya oo sheegay inay Dileen Rag Katirsan Alshabaab

HomeWararka

Saraakisha Booliska Kenya oo sheegay inay Dileen Rag Katirsan Alshabaab

Sarkiisha Kenya ayaa ku dhawaaqday in howlgallo qorsheysan ay ku dishay bilihii lasoo dhaafay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ,kuwaa soo ay horay la

Maamulka Gobalka Bari iyo culumadda Bosaaso oo iclaamiyey Salaad Robdoon ah (Sawiro)
Dhalinyarada Qardho oo edeyn u jeediyaay Guddoomiyaha Dhalinyarada karkaar (dhegayso)
Amniga magaalada Baydhabo oo si weyn loo adkeeyay iyo howlgallo ka socda

Sarkiisha Kenya ayaa ku dhawaaqday in howlgallo qorsheysan ay ku dishay bilihii lasoo dhaafay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ,kuwaa soo ay horay lacag u duldhigtay.

Kenya waxa ay sheegtay in dhowr howlgal oo badankood ka dhacay Koonfurta Soomaaliya in lagu dilay raggaasi.

dhinaca kale Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamada Booliska ee la dagaalanka Argagixisadda ay soo gudbiyeen xogta lagu beegsaday raggaasi.

Sarkaal Sare oo ka tirsan Waaxda la dagaalanka Argagixisadda ee Kenya ayaa sheegay in ay ku guuleysteen lacagihii ay bixiyeen oo ay duldhigeen Saraakiisha Al-Shabaab ee Weerara Dalka Kenya.

waaxda Sirdoonka Kenya ay ku dhawaaqday in sidoo kale ay qorsheynayso in wali lacago badan lagu sii bixiyo raadinta Saraakiisha Al-Shabaab

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: