Site icon Radio Daljir

Saraakil ka tirsan Ciidanka AMISOM oo booqday xaruntay ka dhacayso doorashada Jubbaland (Daawo)

Saraakiill ka tirsan ciidamada Booliiska AMISOM oo ay wehelinayaan Booliska Jubbaland ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta ay ka dhaceyso doorashada madaxtinimo ee Jubbaland.

Exit mobile version