Saraakiil kenya katirsan oo Qarax lagu dilay

5 ka tirsan Boliska Khaaska ee GSU ee dalka Kenya ayaa la dilay, 3 kalena waa la dhaawacay, kadib, markii ay Gaarigii ay la socdeen ay saakayto miino kula kacday Deegaankaasi.

Qaraxaasi ayaa la sheegay inuu saakayto 9-kii aroornimo ka dhacy Deegaanka Harare e ka tirsan Degmadda Libooya oo dhowr KM u jira Xuduudka Somalia.

Askartaasi ayaa la sheegay inay ku jireen Hawlgal Ilaalo ah, iyadoo ay dadka Deegaanka maalmahaan ka cabanayeen Qafaal ay Askarta Kenya u geystaan dadka Deegaanka.

Dhinaca kale, Taliye-xigeenka Dhadhaab, Haruun Kamau ayaa sheegay inay3 ka mid ah Askartii ku dhaawacantay Qaraxaasi xaalladooda aad u liitay, isla markaana loo duulliyey magaalladda Nairobi.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Saraakiil kenya katirsan oo Qarax lagu dilay”

  1. NUURKANEDERLAND

    UHURU KENYATA WEYDIIYA DHEH.WHY?
    UHURU TAAGEERIDA ALSHABAB WAA SABABTA MAXKAMADII (ICC)LOOGA DHAAFEY.
    FAHAMTU WAA LAA LAA?
    DONALD TRUMP Ogos 2016 HE SAID (OBAMA HE FOUNDED OF ISIS)
    ANIGUNA WAXAAN DHAHAYAA
    IS ISIS GOOD FOR JEWS=ISRAELI.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    GO FUCK YOUR SELF
    THEY ARE ALWAYS PAPER.
    & TOILET PAPER.

U Jawaab NUURKANEDERLAND Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com