Saraakiil iyo xigeeno tababar loogu soo xiray Turkiga (sawiro)

HomeWararka

Saraakiil iyo xigeeno tababar loogu soo xiray Turkiga (sawiro)

Wadanka Turkiga ayaa waxaa tababar loogu soo xiray saraakiil iyo saraakiil xigeeno Soomaaliyeed oo wadankaasi tababar ku qaatay oo dhanka ciidamada ah

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo safar ku maraya degaano ka tirsan gobalka karkaar
Ciidamada dowladda iyo Al-shabaab oo ku dagaalamaya Naasahablood-2,Muqdisho
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Wadanka Turkiga ayaa waxaa tababar loogu soo xiray saraakiil iyo saraakiil xigeeno Soomaaliyeed oo wadankaasi tababar ku qaatay oo dhanka ciidamada ah.

Saraakiisha Soomaalida ee tababarka loogu soo xiray Turkiga ayaa gaaraya 68- sarkaal.

Tababarka ayaa waxaa sidoo kalle saraakiisha Soomaaliyeed ay la qaateen ciidamo kasocda Nato, Asia iyo dalal kalle oo Afrikaan ah.

Ciidamada Soomaaliya ayaa tababaro kalle duwan ka helaya dowlado badan oo caalamka ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: