Sanbaloolshe: “Madaxweynaha Iyo R/Wasaaraha waa Inay cafis weydiistaan Qalbi-Dhagax”

Sanbaloolshe: “Madaxweynaha Iyo R/Wasaaraha waa Inay cafis weydiistaan Qalbi-Dhagax”

Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ahaa taliyihii Nabad sugida Hay’ada NISA ayaa marka hore qirtay inuu qeyb ka ahaa dhiibista Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax ee dowladda ugu gacan gelisay Itoobiya xiligii Taliyaha NISA uu ahaa.

Sidoo kale Sanbaloolshe ayaa sheegay in Kiiska ay qeyb ka lahaayeen Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha, isaga uu ka qaatay xiligaas doorkii fududeynta ee uu ka lahaa.

Isaga oo sii hadlaayay Taliyihii hore ee NISA ayaa waxaa uu dhiibista Qalbi-dhagx ku tilmaamay shil dhacay, isagoona dalbaday in laga cafiyo qeybtii uu ka qaatay falkaas, wuxuuna xusay inuu ahaa dembi weyn oo la galay.

“Waxaan shil ayuu ahaa, sidda ugu fiican in aan u xaliyey ayaana aaminsanahay, dad ayaa leh waa mu’aamaraad oo waxaa isku dabaridaaya, Wax mu’aamaraad la yiraahdo oo aniga aan sameynaayey Walaahi Bilaahi oo Talaahi in aysan jirin,” ayuu ku adkeystay Taliyaha.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com