Site icon Radio Daljir

Sanado kadib Cabudwaaq oo lagu qabtay Munaasabada Ciidanka Booliska Somaaliyeed (dhegayso)

Muddo Sanado ah magaaladda Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay lagu qabtay Sanad Guuradii 75aad ee Booliska Soomaaliyeed,waxaana ka qayb galay saraakisha Ciidanka Xoogga dalka iyo Maamulka Degmadda Cabudwaaq.

Warbixintan Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Cabudwaaq kaso diray.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c1bba73020100d5e5e08a90/Booliska+Caabudwaaq+oo+u+dabaal+dagay+sanad+guuradii+75aad+ee+aas+aaska+Booliska+Soomaaliyeed.mp3?_=1
Exit mobile version