Saldhiga Turkiga ee Muqdisho oo la duqeeyey

Saldhiga Turkiga ee Muqdisho oo la duqeeyey

Ilaa iyo dhowr iyo toban madafac ayaa lagu tuuray saldhgga Militari ee Turkiga uu ka furay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay tababar ugu socdaan ciidamo katirsan dowladda Soomaaliya, sida laga soo xigtay goob joogayaal ku sugan deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho.

Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuiyadda duqaynta.

Macadda khasaaraha ka dhashay duqayntan, iyadoona xerda ciidamada lagu tababaro oo ku taala duleedka Muqdisho ay joogaan ku dhowaad kun askari oo tababarayaal ah oo kasocda dowladda Turkiga iyo ciidamo Soomaaliyeed oo tababar uu ugu socdo xeradan oo ah saldhigga ugu wayn ee Turkiga uu ku leeyahay caalamka.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com