Site icon Radio Daljir

Salaad Cali Jeelle: “Arrinka Qalbidhagax Waxa uu u Muuqdaa Mid Dawladda iyo Dadweynaha Mugdi Weyn la Kala Dhexgalinaayo” (dhegayso)

Shir jaraa’id oo uu Muqdisho ku qabtay Siyaasi Salaad Cali ayuu ku faahfaahiyay mawqifkiisa ku aadan QalbiDhagax oo dhawaan Dawladda Soomaaliya lagu eedeeyey in ay Itoobiya u gacangalisay.

Waxii intaa ka danbeeyay waxaa isa soo tarayey aragtida siyaayiinta, aqoonyahanada iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed ay ka falcelinayaan go’aankii Dawlada ay ku Wareejiyay QalbiDhagax.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59ac27e1050100c19e3d10ec/Salaad+Cali+Jeelle_qalbidhagax_3+sept+17.MP3?_=1

 

Exit mobile version