Site icon Radio Daljir

SAHANKA DALJIR: Safarkii Bossaso & Badhan

Safarkii Bossaso & Baran: “Sannadku waa sannadkiisii oo waa 2019ka … safarku waa sidiisii hore … Gaariga aan wadanaa waa kii kolkii horeba aan ku safaray; dareewalku waa ninkii markii hore shukaanta hayey. Waxaa aan ka soo tagnay magaalada Bosaso annaga oo ku wajahan Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.

Haddaba maxaa badalan? Waa Gu’soore baahi loo qabay, hogol meel ku da’dey, biyo-dhig, kablakac, dhildhileys, intaas midna la iska waraysan maayo …”

Hoos kaga bogo:

Exit mobile version