Safiir Cali Fiqi “Mowqifka dowladda Soomaaliya waa in dhageysiga dacwadda Badda aan dib loo dhigin ”(dhegayso)

Safiir Cali Fiqi “Mowqifka dowladda  Soomaaliya waa in dhageysiga dacwadda Badda aan dib loo dhigin  ”(dhegayso)

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Danjire Cali Saciid Fiqi ayaa sheegay in Soomaaliya aysan raalli ka aheyn in dhageysiga Kiiska dacwadda Badda aan dib loo dhigo, isla markaasna aysan ogolaan doonin dalabka Kenya ka yimid ee ahaa in dacwadda Badda dib loo dhigo illaa mudo 12 bilood ah.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com