Site icon Radio Daljir

Safarkii Khayre ee Xerada Ciidamada Balli Doogle

Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shalay galinkii dambe booqday Balli Doogle oo ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose. Khayre ayaa hadal uu u jeediyay ciidamaddii ku sugnaa xerada ku booriyey dhiiranaan dagaalka lagula jiro Alshabaab.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5926e7f70b0100d615a03e4c/khayre_ballidoogle_24may17.mp3?_=1

 

Exit mobile version