Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ka hadashay dhibta ku dhacday Somaalida kuna baaqday in la is dejiyo, (Dhegayso)

?

Nairobi Nov 19, Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka kenya Md Maxamed Cali Americo oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa ?sheegay in dawlada Kenya uu kala hadlay ?dhibaatooyinka maanta loo geystey dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqanka magaaladda Nairobi ee xarunta wadanka Kenya.
?
Safiirku wuxuu ku baaqay inay is dejiyaan dadka Soomaalidu oo aysan ka cararin Maatida & Hantidoodda.
?
Magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya gaar ahaana xaafadda Soomaalidu ku badan tahay ee Eastleigh waxaa ka taagan cabsi aad u badan iyo amaan darro tii u xumayd kadib markii shalay qarax lala eegtay gaari nooca BL ka loo yaqaano ah iyadoona maanta ay ka dhaceem falal amaan darro oo baahsan.
?
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir
(B)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com