Sacuudi Carabiya: Ma Afgambi Dhicisoobay Mise Waa Xukun-Maroorsi Horleh?

Indhawaalaba sidii Boqor Salmaan uu dhaxalka Boqortooyada Sacuudigu ugu asteeyey wiilkiisa Maxamed Bin Salmaan (MBS), siyaasadda Sacuudigu waxa ay aheyd mid karkareysa. 25kii bishii la soo dhaafay ee Oktoobar, kuna beegnayd maalin Arbaco ah waxaa si sir ah Sacuudiga booqashadiisii saddexaad ku tagey Jared Kushner, wiilka qaba gabadha Ivanka Trump ee uu dhalay Madaxweyne Trump. … Continue reading Sacuudi Carabiya: Ma Afgambi Dhicisoobay Mise Waa Xukun-Maroorsi Horleh?