Site icon Radio Daljir

Saameynta Gudniinku uu ku yeeshay Gabdhaha Soomaaliyeed (Warbixin)

“Waxaa la ogaaday in marka ay Hooyadu ay ogtahay dhibaatadii kasoo gaartay Gudniinka ay ka hadli karto, ka sheekeynkarto, Xasuusankarto, ayay gabadheeda ka xafidankartaa xanuuka iyada soogaaray” Warbixintan waxay Daljir ka diyaarisay kulankii tiiraanyo bixinta dhaawaca uu hawenku ugaysto Gudniinka oo ay Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Qoyska ku qabatay degmada Carmo ee Gobolka Bari”

HAWEENKA IYO DHIBAATADA GUDNIINKA by Radio Daljir

Xasan Heykal ayaa wrbixitan ka diyaariyay.
Daawo.

Back to Home page