Site icon Radio Daljir

Saamayn intee la’eg ayeey kuyeelatay Xirnaanasha Dekadda Boosaaso dadka danyarta ah (dhegayso)

Qoysaka danyarta ah ee kunool kaamamka Barakacayasha ah ee kuyaala gudaha magaalada Bosaaso ayaa waxaa soo wajahday xaalad nolo xumo kadib hakadkii kuyimid shaqadii dekeda Bosaaso maalmahan, kuwaas oo intooda badan ay noloshooda ay kuxirnayd .

Dadkan Barakacayaasha ah oo intabadan mucaawino ka hellijiray Hay,adaha Caalamiga ah ayaa ilaa iyo hada mudo kusiman 7sano wax mucaawino ah kahelin Hay,adaha kashaqeeyay Gobolka.

Baashe Yuusuf Xirsi waa Gudoomiyaha kaamka Banaadir( A) Waxa uu daljir uaga waramay Saamaynata ay dadka barakacayaasha ah ay kuyeelatay maalmihii uu xirnaa ganacsiga magaalada Bosaaso , inkastoo maanta ganacsigii magaalada uu sicaadi ah uu kusoo laabtay.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a228f2f04010080f0b790f0/kaam+banaadir+A+.mp3?_=1
Exit mobile version