Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Kooxda Chelsea ayaa shaacisay inay la soo  wareegtay daafaca Jarmalka ee kooxda AS Roma, Antonio Rudiger, kaddib markii uu tijaabada caafimaadka u maray kooxda heysata horyaalka Premier League.

Dhanka kale, Dani Ceballos ayaa noqon doona ciyaaryahan Real Madrid isbuucaan gudihiisa isaga oo saxiixaya heshiis 6 sannadood ah imaanshihiisa xiddiga khadka dhexe ee Real Betis, waxa ay taasina ka dhigan tahay in James Rodriguez uusan boos uga banaaneyn Bernabeu.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

 

 

 

 

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com